berberatoday.com
Shirkada ASAL PRINTING PRESS Ee Daabacada Oo Shaqaale Ajinabiya Dalbanaysa Iyo Shaqo La,aanta Dhalinyarada Haysata Warbixin Akhriso.
March 5, 2016 - Written by Berbera Today

asalHargeysa(Berberatoday.com)-Waaxa jira shirkado badan oo ka hawlgala Somaliland oo si madaxbanaan u shaqeeya ku waasi oo qarkood kalin wayn ka qaataan shaqo la,aanta baahsan ee haysata dhalinyarada reer saomaliland

Iyada oo ay soo badanayaan Aradyda ka qalin jabinaysa jamcadaha iyo dugsiyada sare oo aan inta badan aan helin shaqo ay ku sii wataan waxbarashadooda ama ay nolol maalmoodkooda kala soo baxaan.

Hadab sida aynu ognaha shirkadaha dalka laga leeyahay ayaa ah kuwo inta badan kaalin wayn ka qaata shaqalaysiinta dhalinyarada ka soo baxa dugsiyada iyo jamacadaha.

Shirkada badacada boodhadhka ASAL PRINTING PRESS xarunteeda magaalada hargeisa ayaa dalbanaysa shaqaale ajaanib ah oo aad tiro badan.

Iyada oo ay hore uga shaqayn jireen shaqaale ajaanib ah oo ka soo jeeda dalka Kenya ayaa hadana waxa ay shirkadu isku diyaarinaysa sidii ay shaqaale kale oo ajaaniba ay ugu yeedhan lahayd.

Mid ka mid ah shaqaaleheeda marketing ka oo ka gaabsaday in uu magiciisa la sheego sobobo amniga awgeed ayaa shabakada wararka ee wajaalenews qaybteeda war qabadka u xaqiijiyay arintaasi waxana hadaladiisi ka mid ahaa sidan:-

“Waxan shirkada la shaqaynayay mudo aad u badan oo aan adeegyadeeda kala duwan ee ay bixiso suuqa u galin jiray sida design nada Business card ka iyo adeegyada kala duwan ee ay bixiso shirkado

Shaqaalaha shirkada ASAL PRINTING PRESS ayaa ah kuwo ay ka hawlgalaan shaqaale tirobadan oo ajaanib ah sidoo kalena mudo yar oo kooban shaqeeya mushaar aad u wanaagsan qaata sida daradeedna shaqada ay shirkada u haysaan aan cidna tusin sida ay hawsha u qabanayaa mudada ay shaqada ku jiraan.

Hadii aan dib idiin xasuusiyo mudadii aan u shaqaynayay shirkada ASAL PRINTING PRESS waxan si lacag la,aan ah ugu shaqaynayay mudo dhan ilaa lix bilood oo aan jirin waxa guno ah oo aan ka qaadan jiray mudada aadka u dheer .

Sidoo kale waxan shaqayn jiray saacado aad u badan sida todobada subaxnimo ilaa kowda iyo badka duhurnimo galinka dambena afarta galabnimo ilaa sideeda habeenimo”

Intaa kadibna Isaga oo ka waramaya hananka shaqo ee shirkada ASAL PRINTING PRESS waxa uu yidhi:-

 

“waxan aad xasuustaa shaqaale shirkada u shaqaynaya mudo aad u dheer oo si lacag la,aan ah hawsha shirkada u waday oo markii dambe la erayay arinta oo mar walba xusuustayda ku soo noqnota ayaa waxa aan wax ka waydiiyay saxibadayda aan shirkada ka wada shaqayo,

Waxa ay ii sheegeen inay arintani iska tahay mid caadiya oo inta badan ay shirkaduhu adeegsadan soboba la xidhiidha dhaqaalaha ka baxaya shirkada awgeed”.

Geesta kalena xarunteeda magaalada tog wajaale ayaa ah mid ay ka hawlgalaan shaqaale ajaanib ah oo si rasmiya u maamula xaruntaasi sida ay noo xaqiijiyeen masuuliyiin goobtaasi ku sugan ayaa waxa ay sheegayaan.

In kasta oo ay iska yaryihiin shaqaalaha ASAL PRINTING PRESS ka hawlgala magaalada tog wajaale hadana waxaa ka shaqeeya dad ajaaniba.

In kasta oo ay magalada tog wajaale ay tahay xarun ganacsi hadana waxa jirta shaqo la,aan baahsan oo saamaysa dhamaan dhalinyarada reer Somaliland.

Hadaba shabakda wararka ee wajaalenews oo isku dayday ayaa aanay u suurto galin inay ka xaqiijiso wararka ka soo baxaya shirkada ASAL PRINTING PRESS

Ugu dambayntiina xaruumada Somaliland ayaa dhawaan soo saartay la xisaabtan ka dhan ah dadka ajaanib ka ah iyo fursadaha shaqo ee ay helaan.

Arintan ayaa dhabar jab ku noqonaya qaranka Somaliland iyo xukuumada talada haysa.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews