berberatoday.com
Ujeeddada Farriin Codsi Ah Oo Ka Timi Xuseen Bisad
March 5, 2016 - Written by Berbera Today

London(berberatoday.com)-Xuseen Bisad oo ah Ninka labaad ee ugu dheer Caalamka isla-markaana ka soo jeeda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Xaalad Caafimaad daro soo waajahday ka dib, markii Labadiisa Kelyood hawl-gabeen.

Xuseen Bisad oo hadda ku jira Cisbitaal ku yaalla Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa doonaya in lagu Caawiyo Keli lagu beddelo mid ka mid ah Kelyihiisa la sheegay inay Hawl-gabeen, si Noloshiisa loo badbaadiyo.

Xuseen Bisad, wuxuu  Dadweynaha ka dalbaday in loo ururiyo Tabarucaad si loogu helo Keli lagaga beddelo mid ka mid ah Kelyihiisa Hawl-gabay isla-markaana lagu daaweeyo.

Sidaana waxa lagu sheegay Qoraal kooban oo lagu baahiyey Internet-ka, isla-markaana la soo raaciyey Sawirka Xuseen Bisad oo Dhakhtar jiifa.

Xuseen Bisad

Sidaa daraadeed, Dadka reer Somaliland ee ILAAHAY wax siiyey waxa looga fadhiyaa inay ka qayb-qaataan Tabarucaadka loo ururiyo Xuseen Bisad, si Noloshiisa loo badbaadiyo.

 

 

 

Xigasho Ceelgardinews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews