berberatoday.com
Iska Hor-imaad Sababay Dhaawacyo Oo ka Dhacay Magalada Laascanood + Sawirro
March 5, 2016 - Written by Berbera Today

salkaLaascanod(Berberatoday.com)-Saq-badhkii xalay mar qudha ayay is qabsatay rasaas aad u culus oo is waydaarsadeen ciidamada booliska ka hawlgala magaalada laascaanood gaar ahaan ciidamo ka tirsan saldhiga dhexe iyo ilaalada Taliyaha Qaybta booliska Axmed Gacma yare,

salkka3 salka5

Rasaasta oo dhacaysay mudo kooban ayaa waxaa ku dhaawacmay askar ka tirsan ciidamada booliska Subaxnimadii hore ee saaka mar aan booqanay saldhiga dhexe ayay ka muuqatay rasaas ku taala gidaarka saldhiga iyo barta uu galo waardiyaha saldhigu ciidamada booliska ee ku sugnaa saldhiga dhexe.

Waardiyihii Saldhiga oo gadoodsan ayaa sheegay in taliyaha qaybtu soo weeraray isla markaana doonayay in uu xidho askari ka mid ah saldhiga oo hore xaaladiisu u cakirnayd kadib markii taliyaha iyo ilaaladiisu jidh dil u gaysteen Goob joogayaal xiligaas ku sugnaa agagaarka saldhiga dhexe.
Waxaanay ku tilmaamen u qaadan waa iyo amakaag kadib markii ay arkeen ciidamada booliska oo rasaas isu adeegsanaya isla markaana aan cidna u tadhayn rasaasta ayaa halis gelisay shacabkii wadada marayay.

Mid ka mid ah goob joogayaasha Habeenkii Xalay ahaa ku Sugnaa Gobtaasi ayaa Hadalidisii Waxa ka mid ahaa Sida Tan

“ Waxaan aragnay maaha ciidan la yidhi amniga ilaaliya oo iyagii amniga ku ciyaaraya khaas ahaan Talliyaha qaybta Boolisku wuxuu u dhaqmayaa qaab ka baxsan sharciga askartii ayuu dilayaa kadibna weerar hubaysan ayuu ku daray, waxaan soo jidinayaa maamul gobol iyo mid kale inay wax ka qabtaan” Ayuu Yidhi

Ugu Danbayntii xaalada saldhiga dhexe laascaanood ayaa wali qasan waxaana la arkayaa ciidamada booliska ee saldhigaan oo heegan ku jira iyo taliyaha qaybta booliska oo wata gaadhi tikniko ah oo ku gaaf wareegaya saldhiga kadib markii ciidanka saldhigaas ay joojiyeen wada shaqaynta taliyaha qaybta booliska, maamulka Gobolka sool ayaan wali ka hadal dhacdadii xalay iyo rasaasta culus ee ciidamada boolisku is waydaarsadeen.

Mohamed Ibraahin British's photo.
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews