Daawo Muuqalka”Wasiir Cukuse Oo Furay Kulan Ku Saabsan Midaynta Qorshaha Ka Hortagga Cudurada Xoolaha
March 6, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta furay kulan lagaga hadlayay midaynta qorshaha ka hortagga cudurada ku dhaca xoolaha
Halkan Hoose Ka Daawo muuqalka warixintan