Golaha Guurtida Oo Ku Fashilmay Inay Gacan Ka Geystaan Daminta Xiisaddii Berbera Iyo Gudoomiye Saleeban Oo Dhegaha Ka Furaystay Dhacdadii Berbera
Golaha Guurtida Somaliland oo kamid ah Hay’addaha udub dhexaadka u ah Qaranka ayaa xilliyaddii hore ahaa kuwa dhex-dhexaadinta arrimaha muranka ah ee saameynta ku yeelanaya nabad gelyada si weyn wax uga qaban jiray, halka maanta la”la yahay magacooddii iyo doorkii ay ku lahaayeen arrimaha Nabadeynta.