Xasan Alturaabi Oo Geeriyooday Alle Ha Unaxariisto
March 6, 2016 - Written by Berbera Today
اعزي نفسي واياكم بوفاة المفكر سوداني الاسلامي والسياسي الفذ ورفيق الدرب الدكتور حسن الترابي
انا لله وانا اليه راجعون. دعواتكم له بالرحمة والمغفرة.
alle ha u naxariisto Dr Xasan al turaabi oo ahaa aqoonyahan iyo mufakir dunida muslimka caan ka ah una dhashay dalka Suudaan
Dr Turaabi waxa uu ahaa mufakir falsafado badan abuuray , waxa uu sidoo kale dhalliyey doodo wali taagan, waxay suudaantu u taqaanay in uu yahay shakhsiyaadka ugu caqliga badan ee ku nool dalkaasi , waxa caan ahayd odhaah suudaantu tidhaahdo oo ah ” Caqliga Turaabi Suudaan oo dhan haddii loo qaybiyo ku filan “