Xukuumada Oo Telefiishanada Madax Banan Ka Hor Istaagtey In Ay Baahiyaan War Ay Leeyihiin Madax Dhaqameedka Beesha Suber Awal Oo Maanta Warbaahinta La Hadley Iyo Xubnaha maaliyada ku Bixiyay Baajinta Warkaas oo La Ogaaday
March 6, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si badheedh u hor istaagtey in Telifiishanada madaxa banan ee Somaliland ka hawl gala ay baahiyaan war ay leeyihiin madax dhaqameedka beesha Suber Awal oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa isla markaana warbaahinta la Hadley .