berberatoday.com
Xukuumada Oo Telefiishanada Madax Banan Ka Hor Istaagtey In Ay Baahiyaan War Ay Leeyihiin Madax Dhaqameedka Beesha Suber Awal Oo Maanta Warbaahinta La Hadley Iyo Xubnaha maaliyada ku Bixiyay Baajinta Warkaas oo La Ogaaday
March 6, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si badheedh u hor istaagtey in Telifiishanada  madaxa banan ee Somaliland ka hawl gala  ay  baahiyaan war ay leeyihiin    madax dhaqameedka  beesha Suber Awal oo maanta  kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa isla markaana warbaahinta la  Hadley .

Suldaan Xasan

Madax dhaqameedka ayaa waxaa ay xukuumda Somaliland hawda u mariyeen fariimo ay kaga dalbanayaan inay dadkeeda uxaqsoorto cadaaladna ay ku dhaqdo,  waxaana ay  si adag  uga hadleen madax dhaqameed  ka tirsan beeshaasi oo u xidhan xukuumada Somaliland  ka dib markii lagu eedeyey in ay masuul  ka ahayeen shaqaaqo ka dhacdey deeganka lughaya oo lagu gubay sanduuqdii diwaangalinta cod bixyaasha

Warqadan amarka diidmada  ah ee loo keenay telefiishanada ayaa waxaa ay  ka soo baxdey  xafiiska wasiirka  ku cusub wasaarada Warfaafinta Ee Mr.Cadaani  waxaana ay u muuqata arintaasi in ay xukuumadu xamili weyday hadalda ka soo yeeshay madax dhaqameedka  beeshasi

waxana warar xog ogaal ah oo ay helayso shabakada Wararka ee Berberatoday.com ay sheegayan in dalabka warqadaasi in ay soo baxdo ay wasiir Caadani ka codsadeen Wasiir Samsam Cabdi Aadan Iyo Maayarka Caasimada Hargeysa Muddane Solteco

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews