berberatoday.com
“Hadii Aanu Nahay Waddani Iyo Isbahaysiga Kulmiye Waxaanu Nahay Isbedel Doon”..Siyaasi Axmed Xamarje
March 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarje) ayaa bogaadiyay wadahadaladda u bilowday xisbigooda Waddani iyo garabka isbahaysiga Kulmiye, isla markaana wuxuu ishaaray inay raali ka noqonayaan wax kasta oo ay isku raaci karaan.

xamarje s

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xamarje oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Ogaal isagoo jooga Jabuuti wuxuu xusay inay aad u soo dhawaynayaan wada xaajoodka u furmay xisbigooda iyo isbahaysiga, isla markaana wuxuu tilmaamay in isbahaysigu yihiin cudud muhiim ah, sidaa darteedna wuxuu ku hambalyeeyay Guddoomiye Cirro siduu u maamulay hawshaa furitaanka wadahadalka.  “Waxaan rajaynayaa wadahadalku inuu noqdo mid najaxa. Waanu ku faraxsanahay in aanu isku aragti noqono isbahaysiga,dhamaantayana isbedel doon baanu maanata  wada nahay, raalina waanu ka nahay wixii suuragelinaya iskaashi.”ayuu yidhi Xamarje.

Xamarje waxa kale oo uu sheegay inuu hawlo shakhsi ah u tegay Jabuuti haatana uu ku laabanayo Hargeysa.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews