Shacabka Gobolka Saaxil Oo Soodhaweyn Dhaalotus Ah Ku Qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Soo Gaadhay+Daawo Sawirada
March 7, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Waftigii SAM-WADE ee uu hogaaminaayey gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Ciro oo saaka magaalada Hargeysa ka soo anba baxay ayaa soo gaadhay xarunta gobalka Saaxil Ee Berbera
