Daawo Muuqalka”Haweenay Hore Uga Tirsanaan Jirtay Xisbiga Kulmiye Oo Ku Biirtay Xisbiga Waddani Oo Lagu Weeraray Maxaad Kulmiye Uga Baxday
March 8, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Sahra Jaamac Shire oo hore uga tirsanaan jirtay Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye kana digarogatay oo ku biirtay Xisbiga Waddani ayaa sheegtay in ka bixitaankii Xisbiga Kulmiye awgii weerar qorshaysan lagu soo qwaaday goor habeenimo iyada oo waxyeelo loogu gaystay gudaha magaalada Burco
https://www.youtube.com/watch?time_continue=15&v=RUxx8zMhSD8
https://www.youtube.com/watch?v=NZXnciiZqQI
Berberatoday.com