berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye Ku Eedeeyay Inay Safarada Ku Burburiyaan Hantidii Shacabka
March 8, 2016 - Written by Berbera Today

“Xukuumadu haday Cirro ka baqanayso Annagu kama baqanayno oo runta ayaanu u sheegaynaa”

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa dhaliiley Safarada Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ay ku tagayaan Gobolada Diwaangalinta laga bilaabayo Ama ka Socoto.

Guddoomiye Faysal Waxaa uu sheegay in Kulmiye iyo Waddani ay wacyigalinta diwaagalinta Codbixiyayaasha ay uga faaidaysanayaan Ollole ay shacabka kaga doonayaan Cod.Faysal Cali Waraabe Waxaa kale oo uu carabka ku dhuftay in safaradaasi ay sababeen isku dhacyo ka dhaxeeyay masuuliyiin ka tirsan Waddani iyo kuwo ka socday Kulmiye kuwaasi oo isku Hanjabay.

Faysal Cali Waraabe Waxaa uu xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ku eedeeyay inay adeegsanayaan lacagtii shacabka maadaama uu Cirro guddoomiye ka yahay Golaha wakiilada,Kulmiyena ay xukuumadu ka taageerayso kharashka safarada.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid waxaa uu safaradan ku tilmaamay kuwo laga xumaado oo lagu burburinayo hantidii umada Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA GUDDOMIYE FAYSAL CALI WARAABE KAGA HADLAYO ARRIMAHAN IYO KUWO KALE

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews