Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Warqad Dacwad Ah Oo Uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe U Gudbiyay Gudida Komishanka Qaranka
March 8, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay warqad dacwad ah oo uu gudoomiyaha xisbiga ucid u gudbiyay gudida komishanka qaranka, isaga oo gudoomiyuhu ku eedeeyey inay labada xisbi ee Wadani Iyo Kulmiye ay wadaan olole.
Berberatoday.com