berberatoday.com
Maareeye Ku Xigeenkii Wakaalada Biyaha Burco Oo Lagu Bedelay Wiil Uu Madaxwayne Siilanyo Awoow Uyahay
March 8, 2016 - Written by Berbera Today

sakariyeBurco(Berberatoday.com)-Iyadoo dhawaan Xilkii laga qaaday Maareeyihii wakaalada Biyaha Burco Mudane Ibraahin Jirde ayaa isla shalayba xilkii laga qaaday Maareeye ku xigeenkii Hore ee wakaalada Biyaha Faarax Cali Yuusuf kaasi oo lagu bedelay Sekeriye C/raxmaan Lamuunbe oo uu awoow u yahay Madaxwaynaha,taasina waxay marag Tahay heerka qabyaaladeed ee Madaxtooyada looga arimiyo Dadla Somaliland,waxaana ay markhaati ka tahay sida uu Xisbiga Kulmiye ugu taageero waayayo Gobolka Togdheer Madaama Maareeyihii Hore kazoo jeeday isla beesha Bariga Burco loogana qaaday jagadii uu nin kazoo jeeda qoyska Siilaanyo.

Hadaba waxay Bulshada reer Burco is waydiinaysaa cida ka talisay arintani ah dhacdada Burburka qabyaaladeed keeni karta ee gashay qoyska madaxtooyada.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews