berberatoday.com
Nina Gabanki O Dhalay Gacatiisa Kuma Dilee ! Ma Markaad Gaajootaa Garaba Maalin Dubataa ??
March 8, 2016 - Written by Berbera Today

Xukumadda Somaliland Markasta Ay Timaado Gobolka Saaxil Waxay Dhagax Dhigaysay Dhagaxii Colaada Iyo Cabashada !!! Gobolka Saaxil Wuxu Noqday Mashruucii Xukumadda Somaliland Ee 6 Sano Ay Joogtay !
Waxa Aan Muddo Wada Arkaynay Socdaalkii Xukumada Somaliland Ee Gobolka Saaxil, Waxaano Arkaynay Markasta Dadka Gobolka Saaxil Dagan O Markasta Cabasho Iyo Cadaalad Daro Tabanayay Laakin Xukumada Somaliland Way Ka Dhaga Furaystay !!!!!
Cadaalad Darro Fara Badan Ayaa Ka Taagneed Gobolka Saaxil O Walina Ka Taagan O Waliba Ah Cadaalad Darro Muuqata ! Waana Cadaalad Darro Aanay Ka Hadlin Marnaba Xukuumada Somaliland , Golaha Wakiilada , Guurtida Iyo Dhamaan Shacabka Somaliland Taasina Ay Sababtay Inay Keento Xanuun Iyo Gucoshu Badan Waaxana Ka Mid Ah :
Wareejinta Warshadii Sibedhka Ee Berbera
Wareejinta Warshada laydhka berbera
Wareejinta Haamihii Shidaalka Berbera
Shaqaalihi Haamaha Shidaalka O Qasab Lagaga Saxeexayay Contract 6 Bilood Ah
Sanaadiiqdi Diiwaan Galina Ee Ahaa 16-6= 6 Sanduuq Ah O Waliba Goobihii Muhiimaka Ahaa Laga Jaray Taasina Ay Tahay Maslaxad Ugu Jirta Xukumadda Inay Ku Yareeso Goobaha Ay Dadka Deegaanku Codka Badan Ku Leeyihiin !!!!
Degaddii Cel Gerde Oo Mudda 3 Bilood Ah Laga Cabanayay Kana Taagneed Xiisadan Maanta Falka Xum Leh Ka Dhacday O Ay Dhamaan Ku Riday Qarankii Somaliland Muruugada Iyo Cabsida Waayo Maanta Haday Xukuumada Mar Hore Dhagaha O Furi Lahayed Dadka Amma Arinta Khilaafka Waxaano Ka Bad Baadi Lahayen Falkii Xumaa Ee O Ku Geeriyooday Marxuumkii Allah Ha U Naxariiste Casayer LaTaliyihi Gobolka Saaxil.
Xadhiga Salaadiinta , Coqaasha Iyo Wax Garadka Ku Xidhan Xabsiyada Cadaalad Darro Awgeed.
Malaaha Qadiyadii Somaliland Waxay Ku Xidhantahay Gobolka Saaxil Oo Gacanta Laga Saaro Madaxtooyada Si Ay Ogu Wareejiyaan Gobalka Iyo Dadkiisa Dhamaan Dawlada Isku Taga Emaaraatka Carabta ?? !!
Waxaan Aad Oga Xumahay Xukumada Somaliland O Ku Caan Baxday 6 Sano Ay Dalka Haysay Xukumadii Shirqoolka Iyo Fitnada !!! Xukumad Tumaysa Durbaanada Colaada O Kulba Shaadh Cusub Soo Xidhanaysa !!!
Qaranka Somaliland Waa Qaran Dadka Ka Wada Dhexeeya O Qof Kasta O Mawaadin Ah Masuul Ka Yahay Sidii Oo U Xafidii Lahaa Qaranka Mana U Malaynayo Inoo Qof Muadin Ihii Oo Qarankiisa Jecele Inoo Xumaan Iyo Colaad O Quudhi Karo Dadkiisa Iyo Dalkiisaba??
Waxaan Xukuumada Somaliland Ogu Baaqaya In Si Deg Deg Ah O Sii Dayso Salaadiinta Iyo Cuqaasha Xabsiyada Mandheera Iyo Meel Kasta Xaqdarada Ogu Jira , Waxaa Ceeb Ku Ah Qaranka Somaliland In Odayaasha Iyo Salaadiinta Iyo Cuqaasha In Loo Qoodho Xabsi Waxaanay Tahay Arintaasi Dhaawac Qaran Oo Ku Lid Ah Xaqdhawrka Bulshada Somaliland.
Gafku yaanu Darajiyo
Kuu Noqonin Gaashaan
Gabood aad ka dhigatoo
Dadku yaanay kuu Garan
Qof xumaha Gardaadiya
..
Inkastood Ahayd Guul
Qof Dadaal u Gaar Yahay
Oon Ka Gaabin Tamarti
Wixii kaa Gedmaday Shalay
Maanka yaanay Gocoshiyo
Ku Abuurin Gubashee
Maantiyo Wixii Gara
Ee kula Gudboon Yeel
. .
Hawl Aanad wali galin
Horteed Gogol u sii xaadh
Maalmaha is Garab yaal
Mid waliba geday Tahay
Dhacdadeeda kafa Gudub
.
Ma guuraanka dhaqankiyo
Hidaheena guunka ah
Hantidaada gaarka ah
Inay tahay garawso
qof ahay wax gali kara…

Waa Erayadii Abwaan Laabsaalax

La Taliyaha Arimaha Dibadda Ee Musharaxa Madaxweyne Xisbiga UCID
Samia Muse
Xalkeedii Keeni Lahayed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews