berberatoday.com
Wasaarada Kahyraadka Biyaha Somaliland Oo Mareeye Kuxigeen Cusub Umagacawday Wakaalada Biyaha Burco Xili Uu Suuqyada Berbera Meeraysanayo Maareye Kuxieen Wakaalada Biyaha Berbera Loo Soo Magacaabay Mudo Laba Bilood Hada La Joogo Ilaa Hadana Aan Xilkii La Wareegin
March 8, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaradda Biyaha Somaliland ayaa Xil ka Qaadis ku Sameyay Mareye ku Xigenka Wakalada Biyaha Burco Faarax Cali Yuusuf. Wasiirka Biyaha ayaa Maareye ku Xigen Cusub u Magacabay Aqoon-Yahan Sakariye C/Raxmaan Maxamuud Oo ah Nin Dhalinyaro Oo Mudo Dheer ka Mid ahaa Agasimiyasha Wakalada Biyaha Burco.Maareye ku Xigenkii Hore Wakalada Biyaha Faarax Cali Yuusuf ayaa isagu Mudo Dheer ahaa Maareye ku Xigeen Waxaana inta badan Masulkasi Lagu Eedayn Jiray inuu Qayb ka ahaa Muran Xoogan Oo Wakhti Dhexdaas ah Soo Kala Dhex Galay Maamulka iyo Shaqalaha Wakaladaasi.

Murankaasi Soo Kala Dhex Galay Maamulka iyo Shaqalaha ayaa Sabab u Noqday inay Magaladda Burco ku Dhacdo Biyo La-aani.
Sakariye Cabdiraxmaan Maxamuud ayaa isaga la Filayaa inuu Wax Badan ka Tari Doono Baahiyaha Dhanka Biyaha ah Ee ka Jira Magalada Burco iyo inta ku Hareraysanba.
Magacaabista Maareye Kuxigeenka wakaalada Biyaha Burco ayaa waxa ay kusoo beegmaysaa iyada oo mudo hada ;laga joogo laba bilood lasoo magacaabay maareye Kuxigeen Cusub oo wakaalada Biyaha Berbera loo soo magacaabay kaas oo ilaa hada waraaqdii magacaabista la meehanaabaya suuqyada magaalada Berbera iyo Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka saaxil ilaa hadana aan xilkii loo tirinin kadib markii uu Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed Ku dhiiran waayay inuu wakaalada Biyaha Berbera Maamulkeeda ku amro tirinta Xilkaas wasaarada Khayraadka Biyuhu usoo magacawday Maxamed Kaaroye Muuse oo ah nin dhalinyaro ah oo reer Berbera ah, waxaanu cudurdaar ka dhiganayaa Gudoomiyaha Gobolka Saaxil dhawr jeer oo saxaafadu wax ka weydiisay sababta oo xilka Maareye Kuxigeenimo ugu wareejin layahay Masuulka loo soo magacaabay inuu baxsaday Maareye Kuxigeenkii hore Cabdi Cige balse taasi ay beentahay oo uu joogoi magaalada waxse taasi cadaynaysaa tar darida Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo waaya aragnimo la,aantiisa shaqo.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews