berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedka Rays U Magacaabay Xil Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi
March 9, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaan xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE u magacaabay Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay March 8 – 2016. Waxaannan u rajaynayaa in Alle ku garab galo xilkan.

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILAND (KULMIYE) Warsaxaafadeed: Date: 08/03/2016 Ujeeddo: Magacaabis Xil Ku: Mudane Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi) Ø Markaan arkay xilka Af-hayeenka xisbiga iyo muhiimaddiisa
Ø Markaan ku qancay xilkasnimadiisa shaqo
Waxaan xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE u magacaabay Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay March 8 – 2016. Waxaannan u rajaynayaa in Alle ku garab galo xilkan.
Magacaabista xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE waxay dhaqangalaysaa taariikhda magacaabistiisa ee kor ku xusan. Xil-gudasho wacan.
Alla Mahad Leh
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE
Muuse Biixi Cabdi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews