berberatoday.com
Talaabada Komishinka Iyo Aflagaadada Faysal By Mukhtar Cilmi‏
March 11, 2016 - Written by Berbera Today

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Layaab ma leh FAYSAL CALI WARAABE inuu maanta hadalo ka baxsan anshaxa siyaasdeed iyo tartanka ba, shalay hadalkiisi waxa laga dareemayay mashruuc cusub oo ka soo qaatay KULMIYE !!, kuma cusba waayo awalba berigii UDUB ayuu aha oo ku xumayn jiray KULMIYE maantana WADDANI iyo Gud CIRRO ayuu u soo qaatay .hadaba hadalka ciyaalnimado ku jirto iyo bisil la’aanta siyaasdeed ee FAYSAL YALAXOW umaddu dhan aya arkayay, hawl ayay u taal maxkamadda sare ee dalka iyo komishinka doorashooyinka isagoo xaruntiisa laga yidhi hanjabaadyo ka baxsan xeerarka doorashooyinka .in ay ka soo saarto qoraal FAYSAL aya laga sugaya komishinka oo xanibaad leh .in ay FAYSAL ka joojiso socodka doorashooyinka oo xisbiga UCID matalo musharaxiisa oo kaliya JAMAAL CALI XUSEEN, dil iyo hanjabaad wax kama qaadi doonaan gud CIRRO lkn in messha mas’uulka ka ah tartankan siyaasdeed go’an cad ka soo saarto FAYSAL.wuxuu ku xad gudbay shuruucdi iyo goobti u fadhiyay taas u ahayd xarunti komishinka.Gud C/qaadir limaan waxaa laga sugaya go’aan laga gaadho FAYSAL waayo lama arag nin hadaladaas ku hadlayay saaxadda siyaasdeed ,waa fawaaxish.FAYSAL na waxaan u sheegi laha haduu CIRRO ku dhaafay shacabka aya raacay ee ninka badbaadiyay xisbiga aad khasabka kursigiisa ku fadhidiid u baane hawshiisa ha qabtee!. Mid labaad hadii aad qof ku shahidisiid iyo hadaladaas orod inankaagi daaciishta ku biiray ee dadka ciraaq ku qalanaya halkan maaha meel lugu janno galo !.nin haddu tarbiyadii kaga khasaaray gurigiisi muxu dal ka qaban kara!.gudiga komishinka ee qaranka aya laga inuu wax ka qabto hadalka u ku gafay Gud.CIRRO iyo in u komishinka doorashooyinku ka baqanayo CIRRO ,taas aya ugu daran aflagaadiinta komishinka ,waa in laga fadhiisiya dhamaan socodyada doorashooyinka maadama u yahay qof madhan oo an wadi karin hawsha xisbiga UCID.

By Mukhtar Cilmi

MukhtarCilmi@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews