berberatoday.com
Gudoomiye Ciro Iyo Waftigii Uu Hogaaminaayey Oo Maalintii Afraad Kormeer Ku Soo Maray Deegano Ka Tirsan Gobalka Saaxil + Soo Dhaweyn Ay Kala Kulmeen + (Sawiro)
March 12, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Wafti baladhan oo uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbiga Waddani muddane Cabdiraxmaan Ciro  oo maalmihii u danbeeyey  safar ku joogay  gobalka Saaxil isla  markaana soo kormeerayey goobaha ay  diwaangalintu ka bilaabmi doonto  ee gobalkaasi ayaa  waxaa ay maanta kormeerkii afraad ku soo mareen deegano kale oo ka tirsan gobalka Saaxil.

IMG_0888

 

Deegnadan uu gudoomiye Ciro iyo waftigiisa kormeerka ku soo mareen ayaa waxaa ka mid ah BIXIN-DUULE ,LAASA-DACWO, BUREEQA IYO DHEYMOOLE   waxaana waftigan ka socdey xisbiga Waddani ay dadweynaha deegandaasi ku wacyi galinaayeen in ay qataan kaadhka diwaangalinta cod bixiyaasha si ay awood ugu yeeshan in ay wax dooran karaan

IMG_0856

Sidoo kale dadweynahan ku dhaqan dhamaan deeganadan uu waftigu kormeerka ku soo maray ayaa waxaa ay  xisbiga Waddani ku qaabilayen soo dhaweyn aad u diiran  waxaana ay ku wargaliyeen in ay xukuumadii ay doorten ee Kulmiye ay ku khasaareen isla markaana aanay mar danbe diyaar u aheyn in ay kulmiyihii ay ku khasaaren ay  cod  mar kale siyaan balse  waxaa ay cadeeyeen in ay diyaar u yahiin  isbadel  ay samyeen oo ay doortan xisbiga Waddani
IMG_0861

Gabo gabadii waftigan ka socdey  xisbiga Waddani ayaa waxaa uu  caawa fiidkii dib ugu soo noqdey xarunta gobalka Saaxil ee Berbera oo waayihii u danbeeyeyba u aheyd hoyga ay ka degan yahiin gobalka Saaxil isla markaana  ay kolba deeganadii ay qorsheystaan kaga boqoolan



IMG_0862
IMG_0864IMG_0865IMG_0866IMG_0867IMG_0868IMG_0870IMG_0871IMG_0872IMG_0874IMG_0879IMG_0884IMG_0887
IMG_0900
IMG_0901IMG_0913IMG_0914IMG_0920IMG_0928IMG_0931IMG_0933IMG_0940IMG_0944IMG_0946IMG_0950IMG_0951IMG_0952IMG_0954IMG_0955IMG_0956IMG_0958IMG_0959IMG_0961

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews