berberatoday.com
Dawladda Ethiopia oo Xidhay Xuduudka ay La Leedahay Deegaanka Baligubadle ee Somaliland
March 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-dawladda Ethiopia ayaa xidhatay xuduudka magaaladda Baligubadle ee Somaliland iyadoo la filayay in maalinta barri ah dinwaangalintu ka bilaabanto Degmooyinka Baligubadle, Gabiley iyo Gobolka Saaxil

Lama garanayo ilaa hadda sababta dawladda Ethiopia ay u xidhay xuduudka balse ilowareedyo baligubadlemedia helayso ayaa sheegaya in arinkani yahay mid siyaasadeed maadaama oo lagu soo beegay xilli deegaankaas laga bilaabayo dinwaangalinta doorashooyinka

Dadka reer guuraaga ah ee abaaruhu saameeyeen ayaa inta badan u hayaamay dhanka Ethiopia si ay daaq iyo biyo ugu helaan xoolahooda iyadoo sidoo kale baddi bulshadda deegaankaas ka soo jeedaa ay deganyihiin dhanka Ethiopia taasoo caqabad ku noqonaysa inay dhanka Somaliland u soo talaabaan maadaama oo uu xidhanyahay xuduudka magaaladda baligubadle la leedahay Ethiopia

Xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hadda wax war ah ka soo saarin arinkan wixii war ah ee soo kordha kala soco wararkayaga dambe

 

 

Xigasho Baligubadle Madia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews