berberatoday.com
Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Oo Saaka Oo Sabtiya Sirasmiya Uga Bilaamantay Gobolka Saaxil
March 12, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Qaadashada Kaadhka Diwaan Galinta Codbixiyayaasha ayaa saaka lixdii(6:00AM) subaxnimo ka bilaabantay guud ahaan Gobolka Saaxil iyada oo tirada guud ahaan Goobaha kaadhaka diwaan Galinta Codbixiyayaasha iyo kaadhka Madaniga ah laga qaadanayaan yihiin 84 goobood oo 10 kamidi yihiin gudaha degamada Berbera halka ay 74 goobood ee kalena yihiin Degmooyinka iyo tuulooyinka Gobolka Saaxil hoos yimaada waxaanay gudida doorashooyinka qaranka Somaliland sheegeen inay diwaan galintu gobolka Saaxil kasocon doonto mudo 28 maalmooda sidii caadiga aheyd ee ay uga socotay Gobolada kale ee ay hore uga soo qabsoontay waa Gobolada Togdheer iyo Awdale, sidoo kale waxa ay goobaha diwaan galintu furnaan doonaa 6da subaxnimo ilaa lixda fiidnimo oo shaqada diwaan galintu ka socon doontaa Goob kasta oo kamida goobaha laga qaadanayo kaadhka ndiwaan galinta codbixiyayaasha iyo kaadhka aqoonsiga muwaadinimada.

Ilaa Hada si fiican ayay diwaan galintu ubilaabantay una socotaa wax dhibaato ahina ma jiraan

 

 

Shabakada wararka Berberatoday.com kala soco wixii warar ah ee la xidhiidha diwaan galinta ka bilaabantay Gobolka Saaxil.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews