berberatoday.com
Taageerada Ina Awsiciid Ee Kulmiye Iyo Ololehiisa In Diwaangalin Laga Fuliyo 2 Kamid Ah Goobihii Lagu Muransanaa Ee Xeebta Waqooyiga Hargeysa
March 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mulkiilaha shirkadda Somcable Maxamad AwSiciid ayaa todobaadkan u dambeeyey ku mashquulsanaa sidii 2 sanduuq oo diiwaangalinta codbixiyeyaasha ah loo dhigi lahaa laba ka mid ah goobihii lagu muransanaa ee xeebta waqooyiga Hargeysa.

Shirqoolkan  uu Maxamad AwSiciid wado aya waxay ujeedadiisu tahay in taageeroyaal xisbiga Kulmiye ah laga diiwaangaliyo labadaas goobood iyadoo la raacinayo gobolka Saaxil si loogu qanciyo gobolka Maroodi-jeex oo ay gobolka Awdal ku muransanyihiin labadooda kay goobahaasi maamul ahaan hoos imanayaan.

Mr AwSiciid oo macaashka ugu badani ka soo galo kootrabaanka sigaarka ayaa lacag farobadan ku bixinaya qorshahan diiwaangalinta ah ee ka dhanka ah qaraarkii gudida doorashooyinka ee ahaa in diiwaangalinta codbixiyeyaashu ka dhacdo goobaha lagu muransanyahay iyadoo  loo eegayo in aanay labada gobol ee Hargeysa iyo Boorama midkoodna raacsaneyn.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews