Wasiir Xaglatoosiye Oo Hanjabaad Culus U Diray Cali Khaliif Galaydh(Daawo)
March 12, 2016 - Written by Berbera Today
Buuhoodle(Berberatodayy.com)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa hanjebaad hawada u mariyey qaswade Cali Khaliif iyo xubno ka socda Barlamaanka Somaliya oo ku sugan Buuhoodle.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Waebixintan
Berberatoday.com