berberatoday.com
Xildhibaan Rayte Oo Ka Dayriyay In Dilkii Taliye Casayr Lagu Halayn Karin Wasaaradda Arr. Gudaha Iyo Xukuumadda
March 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte), oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee waddani, ayaa sheegay in cid ka dambaysay dilkii toddobaadkan loo gaystay taliyihii qaybta gobolka Saaxiil. Isla markaana wuxuu sheegay in aan lagu kalsoonaan Karin baadhitaanka xukuumadda iyo wasaaradda arrimaha gudaha oo loo baahan yahay in loo saaro guddi maddaxbannaan.

Xildhibaanka oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Waxa loo baahan yahay in guddi maddaxbannaan marka horre loo saaro dilka ka dhacay berbera. Ma qabo anigu in nimaddan dablayda ahi isaga jiraan meesha oo ay iska ahayeen shufto ku nool jidooyo iyo dhac, waxaan qabaa cidbaa ka dambaysay, oo cida ka dambaysay waa in la helaa, sababaha ay meesha ugu jireen waa in la helaa, cida dhaqaalaynaysay waa in la helaa, taana ma filayo in aanu ku halayn karno wasaaradda daakhliga iyo xukuumadda midnaba.”ayuu yidhi Rayte

 

https://www.youtube.com/watch?v=Frys_6OoszA

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews