berberatoday.com
Ciidamada Ka Hortaga Falalka Argagixisada Ee RRU-da Oo Haweenay Ka Qafaashay Xalay Saqdii Dhexe Berbera Oo Ilaa Hada Layahay
March 13, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberaoda.com)-Ciidamada la dagaalanka Argagaxisada (RRU)ayaa habeenkii xalay goor saqdii dhexe ah Guriga ay ka degan tahay Magaalada Berbera Marwo Saado Jaamac u Daatay,islamarkaasi ka soo Qafaashey iyadoo aan la garaneynin halka ay Geyeen iyo goobta ay ilaa hada ku sugantahay Marwadaas oo aheyd dhalay caruur naaska nuujinaysay oo caruurteedina Berbera Hada Ku daayacan yihiin.

Marwo Saado Jaamac oo ah Gudoomiyaha Ururka NOW ee Gobolka Saaxil ayaa Falkan lagu kacey uu yahay mid ka baxsan Anshaxa iyo Xeerarka Dalka, madaamo ay Saado Jaamac tahay Qof Masuul ah oo aan Dambi qaranka aan galin, iyadoo Marwadu aheyd mid Markasta ka shaqeysa Taakuleynta Dadka Baahan ee jilicsan.

Ilaa hadda ma cada Sababta Xabsiga loogu Taxaabey, balse Marwo Saado Jaamac Waxa Xadhigeeda la la xidhiidhinayaa inay Marwada Madaxweyne Silaanyo Aamino waris ay ku kale Aragti duwanadeen Siyaasada,islamarkaasina Saado Jaamac ay u Digo Roganeysay Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani kuna biiraysay, kaasi oo qaban qaabinayey Xaflada ay ugu Soo digo Rogan laheyd,iyadoo dhinaca kalena Marwo Saado la sheegay in lagu soo Colaadsadey Rogii Casaa ee Xisbiga Wadani loo dhigey Degmada Sheekh,oo ay kamid aheyd Tageerayaashii isku soo dubo ridey Soodhaweyntii Xisbiga Wadani loogu sameeyey Degmada Sheekh.

DSC03374

 
Sidiiq Carab's photo.
Ilaa Hada lama Garanayo Goobta ay Marwo Saado Jaamac Ku Xidhantahay iyo sida ay xaaladeedu tahay.
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews