berberatoday.com
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa howlgallo burcad sifayn ay ka fuliyay deegaano hoos yimaad degmada Afgooye ee gobolka shabeellaha Hoose
March 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

ciidamo katirsan xarakada Al Shabaab

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa howlgallo burcad sifayn ay ka fuliyay deegaano hoos yimaad degmada Afgooye ee gobolka shabeellaha Hoose.

Wararka ka imaanaya Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in howlgallada oo ahaa kuwa saacado badan qaatay ay saameeyeen isku socodka gaadiidka dadweynaha.

Iska hor’imaadyo ayaa dhulka beeraha ah ku dhaxmariyay ciidamada Xibsada iyo maleeshiyaad burcad ah oo isbaaro u dhiganayay gaadiidka rakaabka ah.

Wariye Faysal Soomaali oo ku sugan shabeelaha Hoose ayaa soo sheegay in ciidamada Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen laba askari oo falal burcadnimo ka waday meel ku dhaw deegaanka Mareereey.

Masiirka askarta gacanta ugalay ciidamada Al Shabaab ayuu mugdi kujiraa iyadoona xarakadu ay caan ku tahay in gacan bir ah ay kula dhaqanto askarta iyo saraakiisha DF-ka.

Dhinaca kale qaraxyo xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay lala helay isku imaatino ay ciidanka DF-uga sugnaayeen degmooyinka Qoryooley,Afgooye iyo Marka.

Qaraxyada oo loo adeegsaday Bambaanooyinka gacanta laga tuuray ayaa saameyn ballaaran dhaliyay,mid kamida qaraxyada oo ka dhacay Qoryooley waxaa ku dhaawacmay 6 askari.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews