berberatoday.com
Abaal Dhagax Baan Gudinee, Taladana Ku Dhiibanee Jamal Ali Hussein Aloow Dhanka Fiican Iyo Dhabada Khayerka Leh Ku Marii Bye Samiya Muuse
March 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)-Jamal Ali Hussein Waa Musharaxa Rasmiga Ah Ee Lagu Ansixiyay Shirkii Golaha Dhexee Ee Xisbiga UCID. Siyaasada Somaliland Maanta Isbadal Mooqda Ayay U Baahantahay Ee Isku Shaandheyenti Wasiirada Uma Baahna.

Waa Vidao Aan Idiin Soo Diyaariyay Si Aad Ii Lawadaagtaan Xaqiiqada Maanta Ay Iska Wada Indho Tirayaan Dhamaan Xisbiyada Qaranku Iyo Xukuumadda Somaliland O Ah:

 

– Jamal Ali Hussein Waa Somaliland , Somaliland Waa Jamal Ali Hussein

– Jamal Ali Hussein Waa Musharaxa Rasmiga Ah Ee Lagu Ansixiyay Shirkii Golaha Dhexee Ee Xisbiga UCID.

 

-Siyaasada Somaliland Maanta Isbadal Mooqda Ayay U Baahantahay Ee Isku Shaandheyenti Wasiirada Uma Baahna.

 

– Hebeloow Hebel Iga Reeb Dalka Laguma Hago Ee Karti Iyo Aqoon Baa Lagu Hagaa.

 

Waxaan Dhamaan Leeyahay Reer Somaliland Dhalinyarada Iyo Waxgaradkba Maanta Isbadal Ayaano U Baahanay Isabadalka Somalilandna Ha Noqdo Isbadalka Qalinka Ah Iyo Aqoonta Waayo Labadaas Ayaan Wax Ku Noqon Karnaa Ictiraafna Ku Heli Karnaa.

 

 

La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID

 

Samia Muse

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews