berberatoday.com
Abdaal, Xamaas, Lafaruug, Daragodleh iyo Xabaalo Tumaalood Oo Hal Daba’la Usoo Dhoweyey Musharraxa Madaxweyne Xisbiga Ucid Oo Gudbiyey Farriinta Qaadashada Kaadhka Codeynta
March 14, 2016 - Written by Berbera Today

Abdaal(Berberatoday.com)-Wafti ballaadhan oo uu hoggaamiyo Musharraxa Xilka madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo ay wehelinayaan Gudoomiyaha Xisbiga ee Gobolka saaxil Marwo Rooda Axmed yaasin, masuuliyiin ka tirsan golaha dhexe, masuuliyiin kale, ayaa saaka u baxay inay soo indho-indheeyo habsami u socodka diiwaangelinta ka socota Gobolka Saaxil ayaa soo dhoweyn ballaadhan oo aan loo kala hadhin kala kulmay Degmada Sheekh Abdaal oo ka tirsan gobolka Saaxil.DSC03717

Dadweyne boqolaal ah ayaa Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga Ucid, kusoo dhoweeyey astaanta xisbiga iyo sidoo kale, duco ay Ilahay u weydiinayan inuu xilka ugu dhiibo. Waxa kaloo, uu musharraxa madaxweyne ee Xisbiga Md. Jamaal cali xuseen dadka ku dhaqan degmada sheekh abdaal ku guubaabiyey inay qaatan kaadhka diiwaangelinta Codbixiyaha si ay u muujiyan xuquuqda ah inay Codeeyan.

DSC03664

Sidoo kale, tuulada Xamaas ayaa iyana uu si ballaadhan loogu soo dhoweeyey Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal cali xuseen, waxanu soo indho-indheeyey goobaha diiwaangelinta, isagoo dadka ku booriyey inay qaatan kaadhka diiwangelinta codbixiyaha.DSC03683

Waftiga uu hoggaamiyo Musharraxa xilka madaxweyne ee Xisbiga Ucid Md. Jamaal waxa sidoo kale, waxa iyana lagusoo dhoweeyey magaalada Daragodleh, halkaasoo uu Musharraxa Madaxweyne Ucid Jamaal Cali Xuseen dadka si weyn ugu guubaabiyey inay qaatan kaadhka diiwangelinta si ay hadhow ay Codkooda ugu hagar baxaan.DSC03658

Geesta kale, maagalada Xamaalo Tumaalood ayaa kamid ahayd meelaha sida weyn loogu soo dhoweeyey waftiga uu hoggamiyo Musharraxa Xilka madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal cali xuseen, waxanu sidii cadada u ahayd uu dadweynaha u gudbiyey farrintiisii ku aadaneyd sidii dadka ku dhaqan gobolka saaxil tuulo kasta iyo mee walba ay u qaadan laaheen kaadhka codeynta. Si kastaba ha ahaatee, waxanu idiin gudbin doona wacdaro kaloo ka dhacay degmada Berbera

 

DSC03676

DSC03693

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews