berberatoday.com
Booqashadii Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo Booqday Muruudka Meeqamka Sheekh Cali Beele
March 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Gabiley(Berberatoday.com)-Musharraxa jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid, aaqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa booqday maqaamka sheekh Cali Beele oo ku yaala duleedka magaalada Gabilay. Iyadoo uu halka kula kulmay Muruudka meqaamka sheekh Cali Beele, isla markaana ay si weyn isku waayo

jamal gab

Gabiley(Xogreebnews)-Musharraxa jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid, aaqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa booqday maqaamka sheekh Cali Beele oo ku yaala duleedka magaalada Gabilay. Iyadoo uu halka kula kulmay Muruudka meqaamka sheekh Cali Beele, isla markaana ay si weyn isku waayo waregysteen. Jamaal Cali Xuseen, saraakiil sare iyo taageerayaal ka tirsan Xisbiga Ucid, ayaa kulan nusaasaace qaatay Gurigiisa kula yeeshay, sheekha muruudka ka ah meqaamka sheekh Cali Beele.

Muruud Sh Axmed Sh Yaasin Sh Cali ayaa duco iyo amaan ku qarqiyey Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, waxanu yidhi, “..ilahay Jamaalow garabkaaga ha galo, waxaad tahay (Jamaalow) muraayad ilahay Qarankeena usoo diray, waxan rabbi kaga baryayaa inuu muraadkaga oo san ku siiyo, waxa aad tahay Ninka u horreeya kuwan, waxana ku sheegaya inaad 1-ka tahay oo aad guuleysan doonto”. Ayuu yidhi muruud Muruud Sh Axmed Sh Yaasin Sh Cali.

Geesta kale, Musharraxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Md. Jamaal Cali Xuseen waxa uu ka xogwareystay durufaha nolosha ee sheekha, iyo sidoo kale, ka xerta sheekh Cali Beele. Waxana uu kulankaasi ahaa sida uu Sheekhu xusay kii u horreyey ee hoggaamiyaasha xisbiyaddu ugu yimaadan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews