Daawo Muuqalka”Ururka Samo-falka Ah Ee Guul Alla Oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyey Hooyo Dhashay Afar Nin Oo Walaalo Ah, Kuwaasoo Xuskoodu Maqanyahay
March 14, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Ururka Samo-falka ee Guul alla oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyey Hooyadda dhashay afar Nin oo Walaalo ah, kuwaasoo Xuskoodu aanu Dhammay.