berberatoday.com
MAXAA LAGU XIDHAY SAADO DHEER? RRU -TACADIGA HAWEENKA & TAAGEERADA DAHSOON EE CULIMADA
March 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Marka laga hadlo  kobcinta dhaqaalaha,  wadaadku warmo soo gurta,xadiisyo  daleeshada  in furista  bangiyadu xaaraan tahay  . Marka haween jelecsan , guryahoodi  hurda, cawradoodi muuqato,ay niman afduubani qafaashaan  , wadaadku ma  hadlo, kitaabna ma furo, xadiisna ma akhriyo.  Macnahu waxa weeye , wadaadku ficilkaa wuu taageersanyahay “ Silence is consent “  Waxaynu dhawaan  aragnay qof dumara oo ilmaynaysa oo saqdi dhexe gurigeeda  ugu soo dhaceen  niman afka xidhan oo la yidhahdo RRU  .  Saygeedu  Burco ku maqnaa ,ayaduna Hargeisa ayay joogtay.Shareecada ma ogoshahay iqof dumara oo  cawradeedu muuqato in saq dhexe guriga lagu jebiyo ?  Waxaynu saaka arkaynaa in  Saado Dheer saqdii dhexe guriga lagu jebiyay ayadoo huruda oo aan denbi faraha kula jirin. Denbiga ay gashay waa xisbi mucaarad ah oo ay u degorogotay . Shareecada  iyo dhaqankeena suubani ma fasaxayaa in qof dumara oo hurada dayrka looga dhacao. Miyaanay  ahayn kufsi  dawladeed “ Government rape ?
Madaxweyne Siilaanyo wuu maqanyahay oo koome dheer  ayuu weli “ Coma “, goor uu soo kicina , allahu yaclam. Wasiirkii daakhilgu  muraayad ayuu hortaganyahay ,goor uu iska xiisa dhicina, allaahu yaclam.Amarka RRUda waxa bixiya  Marwo Amina Weris  oo ku jirta ficiltan dumar  & hadaanan cagtayda ku gelin. Ciidamada RRU waxay la mid noqdeen   Dabar-jebintii Siyaad Barre,  German SS , Russian KGB  iyo Mussolini  SIS ”  Servizio Informazioni Speciali”
Haweenka Somaliland  waxaan ku boorinayaa difaacista xuquuqdooda,raggana ilaalinta  caarkooda & maxastooda, Wadaadkana ku eedaanka xurmada gelista guryaha , bulshadana  mudaaharaad selmi ah oo lagu toosiyo Odayga hurda iyo Wasiirkiisa . Ilaahay wuxuu kitaabkiisa quraanka ku sheegay in gelista guryaha dad kale  xaaraan tahay, haddii aanad fasax u haysan. 

 “O ye believers, do not enter other’s houses until you have asked permission and have greeted the people therein. This is best for you so that perhaps you may remember (God’s guidance). Quran- Chapter (24) sūrat l-nūr (The Light)

 
Drs Hoodo Yusuf, UK
 
yhoodo@yahoo.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews