Tacsi ku socota ehelkii uu ka baxay Naasir maxamed kaahin (Skandhar)…..
March 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajicuun , dhaman qoyskiisa iyo qaraabadiisa iyo gobolka saaxil iyo somaliland waxaan ka tacsiyeynayanaa geeridii ku timi Naasir maxmed kaahin oo shalay berbera ku geeriyooday , kulu nafsi daaiqatul mawt ,
Dhaman Reer awcaqli iyo caruurahooda iyo xaasaskooda waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa ehelka marxuumka gaar ahaan walaalihii .
waxanan leenahay illahay samir iyo iimaan saadiqa alle haydinka siiyo ……….
aamiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin
Aadan awcaqli
finland