berberatoday.com
War Deg Deg Ah: Dabley Hubaysan Oo Badhtamaha Suuqa Magaalada Burco Dil Toogasho Ah Ku Dilay Nin Darawal Ah +Sawiro
March 14, 2016 - Written by Berbera Today

dilkaBurco(Berberatoday.com)-Alle ha unaxariiste waxa Badhtamaha suuqa magaalada Burco gaar ahaana agagarka hotel City Plasa maanta dabley hubaysani ay ku dileen qudhana kaga jareen nin lagu magaciisa lagu sheegay Yusuuf Muuse Cawil(Duldul)oo ahaa darwaliinta gaadiidka xamuulka qaada ee loo yaaqano “waaraadka” ee iskaga kala goosha Puntland iyo Somaliland.
Waxaana dableydani ay dileen ninkan sida la sheegay isagoo ka shaahaynaya maherad ku taala gudaha magaalada burco ee agagaarka Hutel City Plaza.


Ilaa hada lama garanayo dableyda dishay ninkan iyo sababta ka danbeysay inay dilaan, balse ciidamada booliska Gobolka Togdheer ayaa iyagu gacanta ku soo dhigay dablaydii dishay darawalkaasi.

Marxuumka Gacanta ka xaqdarani ku dishay magaalada Burco ayaa hayb ahaan kasoo jeeday Beelaha dhulbahante ee Gobolada Sool.Sanaag Iyo Buuhoodle.

Sidoo kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in nimanka dablayda ah ee dilka fuliyay kasoo jeedaan Beesha Bariga Burco iyada oo goobta dilku kadhacayna tahay xaafadaha Beesha Bariga Burco.

 

dilka

Berberatoday.com

 

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews