Daawo Muuqalka”Haweenka Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Cambaareeyay Xadhiga Xukumada Siilayo Ku Qafaalatay Marwo Saado Jaamac Aadan,Kuna Eedeyay Madaxtooyadu Inay Ka Danbayso
March 15, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haweenka kasoo jeeda Gobolka Saaxil oo maanta shir isugu yimi magaalada hargeysa ayaa cambaareeyay Xadhigii iyo qafaalashadii lagu xidhay Marwo Saado Jaamac Aadan oo aheyd Gudoomiyihii Ururka haween weynaha Naw ee Gobolka Saaxil oo dhawaan Ciidamada ka Hortaga Argagixisada ee RRU-du kaqafaalatay magaalada Berbera ilaa hadana ku xidhan Xabsiga dhexe ere Hargeysa.haweenka oo ay kamid ahaayeen Faadumo Maxamed Cabdillahi(Faadumo Caaqil)iyo Fahiima Jaamac Aadan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixinahan oo Laba Ah