Dawlada Ivory Coast Oo Shaacisay Inay La Dagalamayaan Kooxaha Argagaxisada
March 15, 2016 - Written by Berbera Today
Grand Bassam(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dalka Ivory Coast, Alassane Ouattara, Ayaa Khudbad Uu Qarankiisa U Jeediyay Ku Sheegay In Argagaxisada Aysan U Cagajuglayn Karin Dalkiisa.

Waxa auu hadalkan jeediyay maalin kadib markii mintidiin huabaysan ay 8 qof ku dileen weerark ay ku qaadeen magaalo xeebeedka Grand Bassam, ee u dhaw Abidjan.