berberatoday.com
Isbahaysiga KULMIYE Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo Uga Qayb Galaya Wadahadalka U Bilaabmay Xisbiga WADDANI.
March 15, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Salaasa.15.03.16(Berberatoday.com)- Siyaasiyiinta ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE, ayaa iska dhex xulay shan xubnood oo ah guddi wada hadal rasmi ah la bilaabi doonta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

Magacaabista guddigan oo daba socotay wada hadalada furmay oo

ay Waddani iyo isbahaysigu ku heshiiyeen in dhinac waliba magacaabo guddi ka kooban shan xubnood oo si rasmi ah u bilowda wada hadalka.


Xuseen Axmed Caydiid Shanta xubnood ee ay isbahaysigu ay dhinacooda uga magacaabeen wada hadalada Waddani ayaa kala ah

Faarax Cilmi Geedoole

Cali Cabdi Saa’iq

Cabdirisaaq Khaliif Axmed

Dr. Cabdi Aw Daahir Cali

Shantan xubnood ayaa ka mid ah ragga ugu culus siyaasiyiinta isbahaysiga oo intooda badani ah wasiiradii iska casilay xukuumadii Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo.

Geesta kale, xisbiga Waddani ayaa isna la filayaa inuu maanta magacaabo shanta xubnood ee geestooda uga qayb galaya wada hadalka siyaasadeed ee bilowga ah.

Berberatoday.com/Har

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews