berberatoday.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shalay Dalka Ka Dhoofay Isagoon Warbaahinta La Hadal?
March 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa markii u horaysay isagoon warbaahinta safarkiisa uga waramin shalay u ambobaxay wadanka Kuwayt.diyaarad

 

 

Madaxweyne Siilaanyo, ayaa markasta oo uu dalka ka dhoofayo ama kusoo noqonayo wuxuu warbaahinta si kooban ugaga warami jiray ujeedada socdaalkiisa, iyadoon warbaahinta inta badan loo  ogolaan inay su’aalo weydiiyaan. Hase yeeshee xog-warankaas Madaxweynaha ee kooban ayaa shalay sababo aan la garanayn loo baajiyay, waxaana bedelkiisa safarka ka xog waramay afhayeenka Madaxtooyada Cabdiraxmaan Shamax.

Madaxweyne Siilaanyo, ayaa sidoo kale wuxuu salaam sharaftii uu ciidamada ka qaadan jiray, ku qaatay xarunta madaxtooyada dhexdeeda, halka uu kaga qaadan jiray wakhtiyadii hore madaarka Cigaal gudihiisa.

Madaxtooyada lafteedu ma sheegin sababta keentay isbedelkan kadiska ah. Laakiin afhayeenka Madaxtooyada wuxuu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo dalka Kuwayt ku tagayo martiqaad rasmi ah oo uu ka helay boqorka dalkaas.

Dad badan ayaa su’aalo iska weydiiyay sababta rasmiga ah ee keentay in Madaxweynuhu warbaahinta ka aamuso, ugana warami waayo safarkiisa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews