berberatoday.com
Booliska Dalka Biljimka Oo Weerar Ku Qaaday Guri Ay Kujiraan Ragii Wax Ka Abaabulay Weerarkii Paris Kadhacay Iyo Khasaare Kadhashay
March 16, 2016 - Written by Berbera Today

 boolis

Brussel (Berberatoday.com)-Saddex ka mid ah booliska Biljumka ayaa la dhaawacay kaddib markii ay weeraraeen guri ku yaal magaalada Brussel oo looga shakisan yahay in ay ku jiraan xubno wax ka abaabulay weeraradii magaalada Paris  ay ku qaadeen kooxaha xagjirka ah ee ku xidhiidhsan daacish.

Howlgalkan oo bilowday saaka subaxnimadii ayaa wali socda, waxaana ay boolisku wali kala kulmayaan guriga iska caabin kaga imaaneysa xubnaha ku jira oo ah kuwo hubaysan toobabar ciidana qaba..

Sida ay wararka qaar sheegayaan mid ka mid ah xubnihii guriga ku jiray ayaa baxsaday isaga oo hubeysan, waxaana iminka socda baadi-goob arrintaasi ku aadan oo guud ahaan caasimadda Brussels ka socda.

Booliska ayaa xaqiijiyay in howlgalkan uu la xidhiidho weeraradii dhawaan lala beegsaday magaalada Paris ee lagu dilay dadka badan.

belgianewbelsgianew2

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews