berberatoday.com
Ciidamada Maamulka Putland Iyo Kooxda Alshabaab Ee Ka Soo Dagtay Xeebta Garacad Oo Dagaal Food Isdaray
March 16, 2016 - Written by Berbera Today

Garowe(Berberatoday.com)-Ciidamo si aada u hubaysan ayaa xalay saq dhexe gaadhay degaanka Garmaal ee Bariga Gobalka Nugaal, waxaana kahor imaanshaha ciidamada degaankaas isaga baxay kooxdii maalin kahor degaanka soo gaartay iyagoo tagey halka loo yaqaan Suuj oo aan sidaa uga fogayn Garmaal hase ahaate Ciidamada ayaa bilaabay inay kooxdan dhinicyo badan ka hareereyaan si aysan ugu suura gelin inay helaan goob ay ka baxsadaan, Wuxuuna warkii ugu dambeeyey iminka sheegayaa inay fooda isdareen Ciidamada Puntland iyo Kooxda hubaysan uuna dagaal iminka ka socdo degaanka Suuj.

Dhinica Caduunka Gobalka Nugaal waxaa si lamid ah gaadhay Ciidamo lixaad leh oo iyaguna bilaabay inay dhawr jiho kaga yimaadan kooxdan, walow illaa iminka aan lasoo sheegin talaabo si cad ay ciidamadu uga qaadeen kooxdan hubaysan waxaase xili walba la filan karaa talaabo ay ciidamadu qaadaan

Dhanka kale wararka aan ka helayno degaanka Suubaan oo katirsan Degmada Godobjiraan waxaa xalay halkaas lagu qabtay sadex gaari oo ah nooca loyaqaan Candha-baydlaha kuwaas oo lagu tuhunsan yahay inay gurmad u ahaayeen kooxdan, waxaase la shegayaa in raga gawaaridan wata ay ku doodayaan inay caws ka donayeen agagaarka degmada Godobjiraan.

 

 

Xigasho Putlandpost

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews