berberatoday.com
Guurka kala noolaanshaha “separation” ee Yurub ka jira iyo halista ku xeeran:
March 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Soomaalida ku nool wadamada reer galbeedka, gaar ahaan Yurub ayaa waxaa soo badanayay cuqubadaha ka dhasha guurka xalaasha ah ee la qariyaa, ” separate” oo gaalada loo sheegaa in ilmaha xalaasha ku dhashay la yiraahdo “Saaxiibkeey ayaa iga dhalay”.

Culumaa’uuddiinka Soomaaliyeed ayaa arintaasi si kulul ugu hadlay, waxayna sheegeen in cuqubadaha iyo dhibaatooyinka qoysaska Soomaaliyeed ku haysta qurbaha ay ugu horeyso in la inkiray guurkii xalaasha iyo owlaadii ku dhashay meherka, si ay u helaan dhaqaale ka badan tan ay helaan qosysaska isla jira

.sh-usuuli

Dhibaatooyinka haysta qoysaska qaarkood ee caruurtooda ka taga, caasiyooba iyo kuwa cudurada ku dhasha ay u badan yihiin qoysaska inkiray xalaashii ay isku qabeen, illaaheyna danbi ka galay.

Hadaba, waxaa halkaan idiin kugu soo gudbineynaa muuqaal kooban oo Sheekh Cusmaan Usuuli uu kaga hadlay arrimahaan iyo dhibaatada ay leedahay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews