berberatoday.com
Qoorshaha Muse Bixi Samaynta Suldaan Wu Ku Hungoobay Muuse Biixi ayaa ku fashilmay
March 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Mu’aamarad uu mudaba ka dhex Weydey saldanada reer Suldaan Diiriye oo ah saldanada beesha Subeer Awal. Arintani waxay bilaabmatay markuu Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Oo ah suldaanka guud ee beesha Subeer Awal ku gacan seydhey Codsi Muuse Biixi kaga doonayey
Inuu Suldaan Xasan is garab taago Xiligii hirdenka siyaasadeed ka Dhex bilaabmay Maxamed Biixi Yoonis iyo Muuse Biixi.
Sida la sheegey Suldaan Xasan ayaa ku wergiley madaama uu Suldaankii guud ee beesha Subeer Awal inaanu u kala hiilin karin Siyaasiyiinta beesha Subeer Awal, Hase yeeshee waxay cadho gelisey Muuse Biixi sidaas awgeedna waxaabu isku deyey inuu fidno ka Dhex abuuro gudaha reer Suldaan Diiriye, hase yeeshee guul daro Xambaarsan ceeb iyo fadeexad Ayey ku noqotay Muuse Biixi.
Hadaba waxaan xuseesinayaa Muuse Biixi iyo siyaasiyiinta Beesha Subeer Awal iney Saldanada Subeer Awal Ixtiraamaan waxaan si gaar ah Muuse Biixi uugu sheegayaa Inaanay ahayn Saldanada reer Suldaan Diiriye mid ay iska Leeyihiin Siciid Ismaaciil kana Dhexeyso beesha Subeer Awal.
Intaas waxaan u raacin lahaa Muuse Biixi maadaama uu maanta Yahay murashaxa xisbiga Kulmiye Inuu iska samaysto Suldaan uu Iska leeyahay oo kolba wuxuu Jecelyahay war baahinta uuga Yidhaahda.

Muj. Cali Xaraaro

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews