“Ucid Halkay Ka Bidhaantay Baa Haboon Inla Hiigsado, Aqoontu Waxbay Hagtaayo, Cilmiga Waa Lagu Hodmaa”.Daawo Hees Loo Qaaday Musharraxa Ucid Jamaal Cali Xuseen 2016-ka.
March 16, 2016 - Written by Berbera Today
Daawo Hees Loo Qaaday Musharraxa Ucid Jamaal Cali Xuseen 2016-ka. “Ucid Halkay ka Bidhaantaybaa Haboon inla Hiigsado, Aqoontu waxbay hagtaayo, Cilmiga Waa Lagu Hodmaa..Inagu Ucidbaynu Nahayoo Dalka Horumarkiisa Iyaga Lagu Hubba”.
Berberatoday.com