berberatoday.com
Masuuliyiin Haayadaha Dawlada Kashaqeeya Berbera Oo Ka Cabanaya Lacago Lagu Dhisaayo Guriga Aamina Waris Ee Hargeysa
March 17, 2016 - Written by Berbera Today

MAANTA MARKAY GALINKII HORE AYAA WAXA AANU KULA KULMAY LABA NIN OO FADHIYEY AGTAYDA WAA BARWAAQO HOTEL BERBERA WAXAY KA SHEEKAYSANAAYEEY OO WELIBA MID KA AH KA CABANAAYEY IN GURIGII SILAANYO EE HARGAYSA KU YAALAY EE KU JIRI JIRAY INAANU NOQON MADAXWEYNAHA INTA LA DUMIYEY DHIBU DHIS LAGU SAMAYNAAYO, WELIBA LOO DIYAARINAAYO IN UU NOQDO FOOQ LA DHAMAYSTIRO MARKUU XILK A KA DEGO 

HADABA LABADAA NIN EE AGTAYDA KU SHEEKAYSANAAYEY AYAA MIDKA HADLAYEY AYAA WUXUU AHAA NIN LA YIDHAAHDO Dr, Cali Qudhaanjo OO NIN KA HAYSTA AMA MAAMULA MAXJARADDA WAXAANU XOOG UGA CABANAAAYEY LACAGTA GURIGAA LAGU DHISAAYO IN ISAGA LAGA DOONAYO INTA BADAN, WAXAANA HALADA IGA SOO GAADHAYEY KA MID AHAA WAAN KA TEGAYAA SHAQADAN MARBA MASHRUUC LAGU DIRAANAYO.
WAXA LEE YAHAY ARRINKAASI HADDUU JIRO WAA NASIIB XUMO IN MADAXWEYNE KA FIKIRO INUU MAANTA OO DADKU ABAARAYSAN YIHIIN INUU GURIGIISA DIB U DHIS KU BILAABO ISAGOO ISTICMAALAYAA LACAGTA QARANKA,
WAXAAN LEE YAHAY BAHDA SAXAAFADU HA SOO HUBIYAAN IN DIB U DHISKAA LAGU WADO GURIGII SILAANYO IN AANU JIR, ARRINKAA CADAYNTIISU WAXAY U TAAL SAXAFADDDA
OMER CIISE IBRAAHIM
BERBERA SOMALILAND
wadansaxan@outlook.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews