berberatoday.com
War Deg-Dega”Ciidamada Booliiska Oo Saddex Ruux Ku Dhawacay Goob-diwaangalineed Oo Ku Taala Berbera
March 17, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliiska ee Magaalada Berbera ay tacshiirad Rasaas ah ku fureen dadwayne tiro badan oo iska diwaan galinayay goobta diwaan galinta oo ku taala Xaafada barwaaqo ee gudaha magaalada Berbera waxaana kudhawaacmay sadex ruux

Ciidamada bilayska iyo hawl wadeenada diwaan galinta cod bxiyayaasha ayaa dadwaynahii goobtaasi iska diwaan galinayay ku war galiyey in uu dhamaadey wakhtigii loogu talo galay sidaas darteedna ay dadku soo xaadiraan bari subaxa,

Hase yeeshee kadib markii ay maqleen dadwaynahii faraha badnaa ee goobtaasi iska diwaan galinayay oo badankoodana  laga soo daad gureeyey magaalada Hargeysa ay ka biyo diideen xidhitaanka goobtasi,

Waxaana goobtaasi ka abuurmeen buuq iyo sawaxan ay sameeyeen dadkii iska diwaan galinayay goobtaasi oo qorshahoodu ahaa in ay isla caawaba ku soo laabtaan magaalada Hargeysa,

Waxana goobtaasi ku dhaawacmay sadex Hablood oo laba ka mid ahi reer Berbera Yihiin halka inanta sadexaad ay ka tagtay magaalada Hargeysa,

Cisbitaalka Magaalada Berbera ayaa Dhaawaca Hablahaasi lagu Daweynayaa,waxaana gacanta ku haya daaweyntooda Dhakhaatiirta ka hawlagasha cisbitaalka guud ee Berbera wararka aanu dhawaca hablaas ka helaya ayaa sheegaya in mid kamidi dhawaaceedu halis yahay oo Xabadi kaga dhacdeay qoorta oo dhawaac weyni kaga yaalo waxaana ilaa hada inantaas dhaawaceedu culusyahay lagula jiraa qolka qaliinka ee cisbataalka Berbera. labada hablood ee kale ayaa waxa dhawaaca rasaastu iyagan kaga yalaa gacanta iyo kelida/

dhinaca kale Xaalada goobta ayaa haatan degan kadib isku dhacaasi dhex maray shacabkii iskadiwaangalinaayey goobtaasi iyo ciidanka bilayska ee Goobtaasi ilaalinayay.

Waxaana islamarkiiba saldhiga dhexe lagu xidhay askari rasaasta dhawaaca keentay ku furay dadka isdiwaan galinaayay oo kamida ahaa ciidanka Booliska Berbera laguna sheegay magaciisa Cumar.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews