berberatoday.com
Wasiiru dawlada Cusub Ee wasaarada Waxbarashada Oo Xilkii La Wareegay+Sawiro
March 17, 2016 - Written by Berbera Today
fahiye2Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiru dawlihii hore ee wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare Axmed nuur Faahiye ayaa xilkii si rasmi ah ugu wareejiyay Wasiiru dawliha wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare Mudane Maxamed Xaaji aadan Cilmi. Munaasibad balaadhan oo lagu Qabtay xarunta wasaarada Waxbarashada JSL. Ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiirka waxbarashada Mudane Cabdilaahi Dheere, labada wasiir ee xilka la’kala wareegaayay, masuuliyiinta wasaarada Waxbarashada, shaqaale waynaha wasaarada Waxbarashada, Haa’yadaha Caalamiga ah ee Wasaarada wada-shaqaynta ay leeyihiin, waxgarad iyo saxaafada Madaxabanaan. Labada Masuul ayaa si toos iskugu wareejiyay xilka wasiiru dawle ee wasaarada Waxbarashada. Ugu horayn waxa munaasibada xilwareejinta ee labada Masuul hadal kooban ka jeediyay Agaasimaha Guud ee W/waxbarashada Somaliland, isaga oo Agaasimuhu aad ugu mahadcaliyay sidii fiicnayd ee wasiir Faahiye ula’shaqeeyay wasaarada Waxbarashada, Agaasimuhu waxa tilmaamay sida horumarka leh ee wasiir Faahiye uu ugu lahaa kaalin aad u firfircoon horumarka balaadhan ee maanta Wasaarada Waxbarashadu ku talaabsanayso. Agaasimuhu waxa oo uu sheegay in uu aad u soo dhaweenaayo Mudane Maxamed Xaaji Aadan Cilmie wasiiru dawlaha Cusub. Mudane Axmed Nuur Faahiye ee xilka wasiiru dawlihii hore ee wasaarada Waxabarashada imikana ah wasiiru dawlaha wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland. Ayaa hadal qiimo leh halkaa ka soo jeediyay isaga oo wasiir Axmed Nuur Faahiye, uu aad ugu mahadcaliyay dhamaan shaqaale waynaha wasaarada Waxbarashada iyo Bahda waxbarashada Somaliland sidii fiicnayd ee ay u soo wada shaqeeyeen muddadii uu joogay wasiiru dawlaha wasarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. Wasiir Axmed Nuur Faahiye waxa kale oo uu tilmaamay in wasaarada Waxbarashadu ay tahay goob qiime wayn qaranka ugu fadhiya, oo loo baahan yahay sidii Bulsho iyo xukuumad ahaanba loo wada shaqayn lahaa. Wasiir Dawlaha Cusub ee wasaarada
 faahiye
Reporter By Mohamed Adan Dirir
Berberatoday.com/Hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews