berberatoday.com
Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Dagaal Dhexmaray Ciidamada Bada Somaliland Iyo Kuwa Djabuuti
March 18, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hadlay Dagaal dhexmaray Ciidamada Bada somaliland iyo kuwa Djabuuti oo lagu dilay Askari ka tirsan Ciidanka Bada Somaliland islamarkaana lagu dhaawacay Askari kale.
Madaxwayne Siilaanyo waxaa uu sheegay in Somaliland diyaar u tahay difaacida dawladnimadeeda “Somaliland haddii aanu nahay wixii dalkayaga khayr ugu jiro waanu difaacaynaa, waanu ka warqabaynaa,waanu la soconaynaa Insha Alaahu Tacaalaa”ayuu yidhi madaxwayne Siilaanyo oo maanta kasoo laabtay safar uu mudo afar cisho ah ugu maqnaa dalka Kuwait.
Madaxwayne Siilaanyo waxaa uu ka warbixiyay Safarka uu ku tagay dalka Kuwait waxaanu yidhi ““Safar afar cisho qaatay ayaanu ku tagay dalka Kuwait, mudada aan halkaasi joogay waxaan kulamo la qaatay madaxda ugu sareysa dalkaasi oo uu ugu horeeyo Amiirka dalkaasi oo aan kala hadlay xidhiidhka labada”
Hadalkan madaxwayne Siilaanyo ayaa kusoo beegmaya Wakhti Wefti uu hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha Somaliland dalka Djabuuti u tageen Xalka dagaalka dhexmaray Ciidamada Bada Somaliland iyo kuwo Djabuuti.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews