berberatoday.com
Talyaaniga”Koox Kubada Cagta Ah Oo Badbaadisay Mustaqbal Wiilyar Oo Africa Ka Tahriibay
March 18, 2016 - Written by Berbera Today

Roma(Berberatoday.com)-Mid kamid ah dadkii ka tahriibay qaarada Africa sanadkii 2014 kii ayaa Waxaa heshiis lagashay Koox Kubada Cagta ah oo dalka Talyaaniga ka dhisan kooxdaas oo ah Naadiga Heerka labaad ee Ascoli.

Sulayman Jallow oo laqaab Cayaareed ah Cristiano Ronaldo Waa wiil u dhashay dalka Gambia Waxaa uu Talyaaniga ku galay Tahriib isaga oo Naftiisa Halis badan Geliyey Waxaase uu hada uu hada muuqdaa mid leh Mustaqbal ifiya Markii uu Saxiixay Heshiis Rasmi ah oo uu lagalay Naadiga  Ascoli.

Wiikaan Sulayman Jallow oo hada 17 Sano Jir ah Waxa uu ka soo Tahriibay dalka Gambia hooyadii Waxa ay dhimatay isaga oo 7 Jir ah aabihiina Waxa uu Joogaa dalkiisa waxaa Noloshiisa bad baadisay haweeneey lagu Magacabo Antonella Di Micco taas oo ka shaqaysey in uu ka mid Noqdo Kooxda Magaaladeeda kadibna Waxa uu helay Fursad Fiican aad ayuuna ugu Mahad celiyaa Markasta,

Cayaaryahkaan ayaa lasheegayaa in uu u dheelo Kubada Sida Xidiga Real Madrid ee Ronaldo Waxaana loo malayanayaa in uu Mar un qaadan doono Malaayiin doolar waayo hadaba Waxaa indhaha laraacaya kooxo Waa weyn oo yurub ah sida Roma iyo Inter Milan.

1

WCENTER 0WQCAINILP - 02081336 FOTO WEBSERVER - imgferrettia080216133614 - ATTACCANTE AFRICANO - SULAYMAN JALLOW - Andrea Ferretti

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews