berberatoday.com
Waligay Maan Arag Xil ka Qaadis Kootarabaan ah Xukuumada Siilaanyo Horteed
March 18, 2016 - Written by Berbera Today

kuxigeenoXukuumada Kulmiye Waxay Baabi’isay Nidaamkii Dawladnimo, Maamul Xumadii Waxay Ku Darsatay Dhaqan Xumo Siyaasadeed. Waxa La Yaab Leh Masuul Xil Ka Haya Dawlada oo Warqada Xilka Qaadista Loogu Dhiibo Qof Shacab ah Ama Gaadhi Caanoole, Warbaahin La,aan iyo Warsaxaafadeed La,aan, Waa Xilka Qaadis Kootarabaan ah oo Si Baxsan Anshaxa Dawladnimo Loo Maray. Tani waxay Markhaati Ka tahay Maamul Xumada Ragaadisay Xukuumada Kulmiye iyo Siduu Nidaamkii Dawladnimo u Burburay.

Labadan Masuul Waxay Kala Ahaayeen Badhsaabku Ku Xigeenkii Gobolka Hawd oo Warqadii Xilka Qaadis Loogu Dhiibay Gaadhi Caanaha Kasoo Qaada Baligubadle iyo Badhsaab Ku Xigeenkii Gobolka Saaxil oo Isna Qof shicib ah loogu dhiibay iyadoo Envelope Ku Jirta. Labadaa warqadood ee xilka qaadis ta ah midkoodna kuma qorna cida lagu badalay xilkaas ee uu ku wareejinayo. Bal Adba.

 

kuxigeeno

 

Mohamed Gacayte

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews