berberatoday.com
Weriyihii STAR TV Ujoogay Degmada Xariirad Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Waraysi Lala Yeeshay Masuulka Xidhay
March 19, 2016 - Written by Berbera Today

Xariirad(Berberatoday.com)-Weriyaha Telefeshinka Star uga soo warrama degmada Xariirad ee gobolka Selel Cabdinajiib Ibraahin Muumin, ayaa Saldhigga Booliska degmadaas lagu xidhay gelinkii dambe ee Jimicihii shalay, ka dib markii uu Dacweeyey Guddoomiyaha Maxkamadda Xariirad Sheekh Xuseen Barkhad Aadan oo caddeeyey inuu si shaqsi ah dembi uga galay.

Guddoomiyaha Maxkamadda degmada Xariirad ee gobolka Selel muu caddayn nooca dembi ee uu Weriyuhu ka galay, hase-yeeshee, waxa uu caddeeyey inuu Shakhsi ahaan dembi ka galay, isaga oo ku dooday in gedaal Hay’adaha ku shaqada lihi ka caddayn doonaan kiiska uu u haysto Suxufigan la xidhay oo uu ku dooday inaan weli la taxaabin, balse si rasmi ah galabta loo xidhay.

Warbixinta Warkaas oo dhammaystiran iyo Waraysi kooban oo Khadka Taleefanka lagula yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Xariirad, su’aalaha la weydiiyey iyo jawaabaha uu ka bixiyey-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan hoose ee ka bogasho fiican:-

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews