berberatoday.com
Xaaji Muuse Galaal. Mar haddaanad geerida horteed, geesiga aqoonsan, Goblan weeye Soomaaliyeey, garashadaadiiye,”
March 19, 2016 - Written by Berbera Today
xaaji muuse galaalXaaji Muuse Galaal.

Mar haddaanad geerida horteed, geesiga aqoonsan,
Goblan weeye Soomaaliyeey, garashadaadiiye,” Abwaan Cali Sugule(DunCarbed)

Xaaji Muuse Abaal ayna Gudi Karin ayuu Somalida ku leeyahay.. Fartaas aynu Maanta Qorayno Haduuna Halgan dheer oo 30 sano socday usoo gelin, Somali Farqoran Maanta MaY Yeelateen… Wuxuu Ahaa Abwaan. Wuxuu Ahaa Qoraa.
Wuxuu Ahaa Nin Farabadan. Abaalkii Uu Somali U galayse Waxaa loogu Guday In Maalintii Uu Xanuusanaayay Loo Diido Warqadii Ogolaansha ee Debeda Loogu Qaadayay. Mar Danbe oo ayna Nafiba Ku Hadhin ayay Dawladii Xiligaasi Warqada u Ogolaatay. Lakiin Wuxuu Ku Geeriyooday Airport-ka Jiddah ee Sucuudiga.. Waxaana Loo Wadday Waddanka Talyaaniga in lagu soo daaweeyo.
Maydkiisiina Waxaa Dib Loogu Celiyay Muqdîsho.Waxaana Lagu Aasay Muqdîsho.
Gabaygaas Kor Ku Qoran ayaa Abwaan Cali Sugelle (Dun-Carbeed) Xabaashiisa Ka Dul-marinayaa.
Xaaji Muuse Galaal. Waxaa Loogu Magac Daray Dugsi Sare oo Muqdîsho Ku yaal
Lakiin Dhanaceena Somaliland Waxaad Moodaa in La Illaawayo, Waxaan Ku Talin lahaa Lixda Degmo ee Waaweyn ee Hargeysa, Burco, Berbera Borama,Lascaanod iyo Ceerigaabo. Mid Kastaba in School-ku yaala Xaaji Muuse Galaal Loogu Magacdaro.

 
Suleyman Yusufdhakhtar

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews